Waayo Cidda Fulisa ama ka dambaysa Dilalka Qorsheysan ee magaalada Laascaanood?

Hargeysa (SM)- Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah indheer-garadka bulshada Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey dilalka qorsheysan ee lagu bartilmaameedsado masuuliyiinta Dowladda ee magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Xogo Xaasaasi ah oo uu fashiliyey Ismaaciil Cabdilaahi