Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo ka hadlay Sare-u-kaca ku yimi Maceeshadda Daruuriga ah

Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa maanta ka hadlay Sare-u-kaca ku yimi Maceeshadda Daruuriga ah oo muddooyinkii u dambeeyey laga dareemayey suuqyada dalka