Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Albaani, ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Albaani, ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la qaatay shaqaalaha Wasaaraddiisa. Kulankan waxa uu daarranaa soo dhoweyn iyo is barasho.