Maamulka iyo fannaaniinta kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo-Dhaweyn Qado-sharaf ah Hargeysa ugu sameeyey Fannaaniin Reer Jabuuti ah oo bandhig-faneed ku qabanaya Hargeysa.
Socdaalka Fanaaniinta reer Jabuuti ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay toddobaadkii hore Hargeysa soo gaadhay Fannaanadda Kiin Jaamac Yare oo qorshaheedu yahay inay Bandhig-faneed ku qabato Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=FcoryS28NHE