14 Shirkadood oo ku soo tartamay Dhisme iyo Dayac-tir lagu samaynayo Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (SM)- Waxa saaka xarunta guddiga Qandaraasyada ku qabsoomay kulan lagu daah-furay mashaariic dhisme ah oo ay ku tartameen 14 Shirkadood, waxaana dhismayaasha loo fulinayaa Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose