“Cirro iyo Rayaale iyagaa warka siin jiray Beesha Caalamka, maantana waa layna dhex-jiifaa.” Faysal Cali Waraabe

“Cirro iyo Rayaale iyagaa warka siin jiray Beesha Caalamka, maantana waa layna dhex-jiifaa.” Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Sirdoonka Somaliland ka awood badnaa wakhtigii dowladdii Daahir Rayaale, maadaama Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee xilligaas iyo madaxweynuhuba ahaayeen Saraakiil ka tirsanaa Sirdoonkii Soomaaliya.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Hadalka Faysal Cali Waraabe

https://youtu.be/688RPk6yNa8