Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Dowladda Hoose ee Burco oo Baafinaysa Dadka iska leh LO’ magaalada Dhexdeeda laga ururiyey

Burco (SM)- Dowladda Hoose ee magaalada Burco ayaa Baafinaysa Dadka iska leh LO’ magaalada Dhexdeeda laga ururiyey, waxaana farriin la xidhiidha xoolahooda iyo halka ay ku xeraysan yihiin dadkaas u diray Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose ee Burco.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose