Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Hargeysa oo kormeer ku tagtay Dugsiga Xaaji Cumar Maxamed

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Hargeysa ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska ee Somaliland ayaa maanta kormeer ku martay Dugsiga Xaaji Cumar Maxamed ee caasimadda dalka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose