Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Doorashada Puntland iyo Arrinta FLY Dubai

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan ka qabsoontay Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

Guddoomiyaha oo maanta hadal ka jeediyey munaasibad qalin-jebin ah oo lagu marti-qaaday, waxa kale oo uu ka hadlay arrinta shirkadda diyaaradaha ee Flyduba.

https://www.youtube.com/watch?v=YYynoV7F9dE

 

 

Salaanmedia/Hargysa