Hargeysa: Dhaawacyo loo geystay Gabadh Weriye ah iyo Ururka SOLJA oo ka hadlay

Hargeysa (SM)- Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee magaalada Hargeysa, ayaa dhaawacyo u geystay gabadh weriye ah oo ka hawl-gasha warbaahinta Somaliland.

Warkan oo faahaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose