Hargeysa oo laga ballan-qaaday in Farmaajo laga Saarayo Muqdisho “Wuxuu isku dayay inuu Somaliland ka adkaado”

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay dowladda Farmaajo isku-dayday inay waxyeello gaadhsiiso Somaliland, sidaa awgeed ay ka shaqaynayaan sidii Farmaajo dib ugu soo noqdeen talada Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey munaasibad qalin-jebin ah oo shalay lagu marti-qaaday waxa uu ballan-qaaday inay ka shaqaynayaan sidii ay Farmaajo uga saari lahaayeen magaalada Muqdisho.

Muuqaalka hoose ka daawo Hadalka Faysal Cali Waraabe