Khasaaraha ka dhashay Shil-baabuur oo ka dhacay magaalada Burco

Burco (SM)- Shil baabuur oo maanta ka dhacay magaalada Burco, ayaa sababay dhaawac soo gaadhay Lix qof oo saarnaa labada baabuur oo isku dhacay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose