Midowga Murashaxiinta Soomaaliya oo ka hadlay dad laga tarxiilay magaalada Laascaanood ee Somaliland

Muqdisho (SM)- Midowga Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Dad laga tarxiilay magaalada Laascaanood oo xukuumadda Somaliland ku tilmaantay inay halis ku yihiin ammaanka gobolka Sool.