Nashada Jimcaha SM: Reer Hargeysa oo ka Xiiso-gu’i la’ Suugaanta Kiin Jaamac (Daawo)

Fanaanadda Kiin Jaamac Yare oo saddexdii toddobaad ee u dambeeyey ku sugnaynd magaalada Hargeysa, ayaa ilaa immika magaalada ku qabatay Bandhig-faneedyo kala duwan.

Toddobaadkii hore waxa ay bandhig-faneedkii u dambeeyey ku qabatay Hotel Jumeira ee Hargeysa oo ay wacdaro cajiib ah ku soo bandhigtay.

Muuqaalka Hoose ka daawo wacdarihii Kiin Jaamac iyo Reer Hargeysa

https://www.youtube.com/watch?v=vBh31QKzCRs