Qaramada midoobayn Waxaan leeyahay”

Qaramada midoobayn Waxaan leeyahay”

Laba qolo oo Ogaadeen ah oo Reer Qabritahare iyo Reer Dhanaan ah ayaa qolo tidhi nimankaa Reer hebel isku Gobol ma noqon karo ee hanala kala jaro oo qoladii Reer Dhanaan ayaa Amxaarkii kutidhi anaga Goday iyo xagaa na raaci” dabeedna Xabashigii ayaa yidhi” maxaa dhacay”

Oday Reer Dhanaan ah ayaa yidhi isku Ashahaada,ba ma nihin” Xabashigii ayaa yidhi” bal Ashahaata waxay yidhaahden Laa Ilaahi ilallah Maxamadan Rasuulullah dhawaaqii laftigii carabkooda kasoo baxay ayuu Far Xabashisidisi ku qortay qoladii kale ee lahayd nakala jar ee Reer Dhanaan ayuu kuyidhi bal Ashahaata idinkuna waxay yidhaahden Ashahadu Allaa ilaaha ilallahu wa Ashahadu ana Maxamadan Rasuulullah” Xabashigii kuwii kalena laftigii carabkooda kasoo baxay ayuu Far Xabashisidisi ku qoray markaa way kala duwanadeen Dee halkii buu yidhi waar waa runtiina ee isuma dhawidin dabeedna halkii buu qoladii Reer Dhanaan halkii ay doonaysay uu raaciyay Xabashigii” imika Qaramada midoobayn Waxaanu leenahay waar Somaliland iyo Somalia ayaanu kala nahaye miyaydan wax akhiriyin ma Amxaarkasa ka liidataan

 

By Sacad Cali Kaahin Balaaki