Somaliland: War ka Farxiyey Xisbiyada Mucaaradka oo ka soo yeedhay Beesha Caalamka

Dhawaaq ka Farxiyey Xisbiyada Mucaaradka oo ka soo yeedhay Beesha Caalamka

Muuqaalka Hoose ka daawo Xisbiga Mucaaradka ee Waddani oo sheegay inay soo dhawaynayaan hadalka ka soo yeedhay Beesha Caalamka oo sheegtay inay diyaar u yihiin bixinta kharashka ku baxaya doorashada Madaxtooyada Somaliland.