Tartanka Gabayada oo markii Afraad lagu qabtay magaalada Jigjiga

Jigjiga (SM)- Tartan suugaaneed ay ka qayb-galeen hal-abuurrada iyo gabayaaga Soomaaliyeed ee ku nool dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa markii afraad lagu qabtay magaalada Jigjiga ee xarunta DDSI.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan