“Axsaabtu maaha inay is-nacaan oo Colaad-tamaan… Siyaasigu hadduu hadal xanaf leh oo…” Madaxweyne Biixi

“Axsaabtu maaha inay is-nacaan oo Colaad-tamaan… Siyaasigu hadduu hadal xanaf leh oo…” Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyey xuska 28-guurada maalinta Ciidanka Booliska oo uu kaga qayb-galay magaalada Hargeysa.