“Cirro waxba muu Wareejin ee wuxuu samee isleeyahay wixii uu Kulmiye ku eedayn jiray” – Muj MMDhidar

Mujaahid Maxamed Maal Dhidar ayaa faaqiday shirweynihii Xisbiga Waddani oo dorraad lagu doortay hoggaan cusub, kaddib markii guddoomiyihii hore ee xisbigaasi ka tanaasulay inuu u tatamo xilkaas, halkaas oo guddoomiyaha Xisbiga Waddani loogu doortay Xirsi Cali Xaji Xasan.

Mujaahidku waxa kale oo uu ka hadlay socdaalka uu Boqor Buur-madow ku tagay Soomaaliya iyo Saamaynta dagaalka Ethiopia ku yeelan karo Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo