London: Dr Edna Aadan oo Khudbad Cajiib ah ku soo bandhigtay Qadiyadda iyo Taariikhda Somaliland

Londo (SM)- Waxa toddobaadkan magaalada London ku qabsoomay Shir ballaadhan oo goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Essa Keyd iyo Ergayga Madaxweynaha Somaliland Drs Edna Aadan Ismaaciil oo ka soo laabtay socdaal shaqo oo ay ku tageen dalka Maraykanka.

Muuqaalka Hoose ka daawo khudbadda Dr Edna Aadan Ismaaciil