Madaxweynaha Somaliland oo Digniin Adag Kaga Jawaabay Hadal ka soo yeedhay Maamul-goboleedka Puntland

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi oo Digniin Adag Kaga Jawaabay Hadal ka soo yeedhay Maamul-goboleedka Puntland oo dhawaan eedaymo aan sal iyo raad-toona lahayn u jeediyey Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka madaxweyne Muuse Biixi ugu jawaabay maamul-goboleedka Puntland, kaas oo u muuqday weedho miisaaman oo Odaytinimo ku dheehan tahay.