War Cusub oo ka soo kordhay Tanaasulkii Cabdiqaadir Jirde iyo Wada-hadallada Maxamuud Xaashi ee Xisbiga Waddani

Hargeysa (SM)- Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay Go’aanka uu Cabdiqaadir Jirde kaga tanaasulay Hoggaanka Xisbiga iyo Halka ay Marayaan Wada-hadallada u socda Siyaasi Maxamuud Xaashi oo dhawaan laga saaray Xisbiga Kulmiye.

Muuqaalka Hoose ka daawo Guddoomiye Cirro oo Arrimahan si faahfaahsan uga Hadlay