Waraysi Guddoomiye Xirsi; “Weligay urur diimeed ma galin, 40 jir 40 milyan haystaana waa been oo anigu ganacsade ma ihi, 50 jirna waaban ka weynahay oo 40 ma ihi.”

Daawo:Waraysi xiiso badan oo Gudoomiye Xirsi Xaji Cali laga qaaday ka dib la wareegidii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani .

Salaanmedia/Hargysa