Xubnaha loo doortay Hoggaanka Xisbiga Waddani iyo Qabiiladooda.

Xubnaha loo doortay Hoggaanka Xisbiga Waddani iyo Qabiiladooda.

1- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani :- Xirsi Cali X. Xasan – HABAR-JECLO.

2- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Milgo Mohamed Elmi – ARAB

3- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Maxamed X. Yusuf Waabeeye – GARXAJIS

4- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Axmed Cumar Xamarje – SACAD-MUUSE.

5- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Xuseen Cabdi Boss – DHULBAHANTE

6- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Abukar Abdirahmaan Good – SAMAROON

7: Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga :- Saleebaan Ducaale Xaaji – HABAR-JECLO

8- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani :- Khadar Abdi Hassan – GARXAJIS .

9- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Waddani :- Jamaal Jaamac Xaamud :- WARSANGELI.

10- Guddoomiyaha Golaha Dhexe :- Cismaan Nuur Afgaab – GARXAJIS 

11- Guddoomiye Xigeenka Golaha Dhexe :- Idiris Cabdi Maxamed :- AYUUB.

12- Xoghayaha Gollaha Dhexe ee Waddani :- Maxamed Daa’uud :- TOL-JECO

FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto saamiga deegaankaagu ka helay Hoggaanka cusub ee Xisbiga Waddani.

Mohamed Yusuf Bakayle.