Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in dhowaan la furi doono Dekedda Maydh oo dhismaheedu gebo-gabo yahay

Hargeysa (SM)- Maareeyaha Dekedaha Somaliland  Siciid ayaa maanta hor-tagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, waxaanu warbixin ka siiyey hawlaha iyo masuuliyadda uu qaranka u qaabilsan yahay Xilka uu hayaa.

Maareeyuhu waxa uu sheegay in dhowaan la furi doono Dekedda magaalada Maydh ee gobolka Sanaag oo dhismaheedu xilligan gebo-gabo ku dhow yahay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose