“Jeelashada Somaliland waxa ka taagan xaalad adag, waxaanay buuxsameen” – Golaha Wakiillada

Guddi-hosaadka arrimaha sharciga ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta ka warbixiyey kormeer ay ku mareen xabsiyada dalka, waxaanay sheegeen in xaalad adagi ka taagan tahay Jeelashada.

Xildhibaan ka tirsan Guddigan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xabsiyada dalku buux-dhaafe.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Xildhibaanka