Siyaasi Cabdilaahi Darawal oo sheegay Sharcinimada Furista ururada iyo Fadhiidnimada G/Wakiillada

Siyaasi Cabdilaahi Darawal ayaa sheegay Sharcinimada Furista ururada Siyaasadda iyo Golaha Wakiillada oo uu fadhiidnimo ku dhaliilay marka loo eego nidaamka ay ku qaabileen xeerka furista ururrada siyaasadda ee madaxweyneuhu dib ugu soo celiyey.