Somaliland: Korodhka Awoodda Ciidamada iyo Dhaqaalaha Ololaha Aqoonsi-raadinta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire ayaa Hortagay Golaha Wakiillada, halkaas oo uu ka akhriyey oddoroska miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2022 oo xooga lagu saari doono kordhinta Mushaharka Ciidamada iyo Dhaqaalaha Ololaha aqoonsi-raadinta.