“Xeerka furista Ururradu waa Dhaqan-gal, ururradii siyaasaddana waa la furan karaa” – Xildhibaan Oogle

Xildhibaan Jaamac Axmed Oogle oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in xeerka furista ururrada siyaasaddu dhaqan-gal yahay isla markaana la furan karo ururrada siyaasadda.

Hadalka Xildhibaankan ayaa ku soo beegmay iyadoo shir-guddoonka Golaha Wakiilladu maanta u gudbiyeen xeerkan Sharci-yaqaannada Golaha Wakiillada si ay talo-bixin uga soo dhiibtaan.

Muuqaalka Hoose ka daawo hadalka Xildhibaanka