Xisbiga Kulmiye oo eedaymo u jeediyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SM)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa eedaymo u jeediyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo uu ku tilmaamay inaanu lahayn hab-dhaqankii Guddoomiyenimo.

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdnaasir Buuni oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa si adag u dhaliilay guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Afhayeenka