Faysal Cali Waraabe oo Taxay Siyaasiyiin uu Tartan Kaga Adkaaday iyo Kelmado uu ku soo caano-maalay

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Taxay Siyaasiyiin uu Ka Adkaaday iyo Kelmado uu ku soo caano-maalay.

Faysal Cali Waraabe waxa uu eedaymo iyo Hanjabaad u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ku eedeeyey inuu meel kaga dhacay qodobbo dastuurka ka tirsan.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada Guddoomiye Faysal Cali Waraabe