Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo soo bandhigtay Wax-qabadkii ay ku tallaabsatay Sannadkii hore

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland, ayaa maanta kulan ballaadhan ku soo bandhigtay Wax-qabadyadii ay ku tallaabsatay Sannadkii tagay ee 2021-kii.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo faahfaahsan