Guddoomiye Saleebaan oo Hadal Kaftan iyo Duur-xul ah ku Ganay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

Guddoomiye Saleebaan oo Hadal Kaftan iyo Duur-xul ah ku Ganay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo madaxweyne Muuse Biixi maanta ku marti-qaaday hadhimo-sharafeed laysku arkay.