Magaalo Ingiriiska Ku taala oo Halgan xooggan ugu Jirta Aqoonsiga Somaliland

London (SM)- Warbixin lagu daabacay Wargeyska The Star oo kasoo baxa dalka Britain, ayaa daabacay warbixin uu si weyn ugu qaadaa dhigay qadiyadda aqoonsi raadinta jamhuuriyadda Somaliland.

Warbixintaa oo uu qoray Weriye ka tirsan The Star oo magaciisu yahay Alex Wilkinson, wuxuu kaga hadlay doorka Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Britain, gaar ahaan Ururka Israac oo ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Sheffield.

Faahfaahinta Warbixinta ka daawo Muuqaalka Hoose