Maareeye DAAROOD oo Mar kale Si Dadban u Weeraray Xildhibaan Barkhad Batuun

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa maanta hortagay guddiga joogtada Ah ee Golaha Guurtida Somaliland, waxaanay xildhibaannadu maareeyaha weydiiyeen Su’aalo Xasaasiya la xidhiidha hawlaha wakaaladda Biyaha.

Waxa uu meereeyuhu weeraray xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, isagoo mudaneyaasha guurtida u soo jeediyey inay waayo-aragnimadooda uga faa’ideeyaan xildhibaannada Golaha Wakiillada.