Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah. By Hamse - May 15, 2022 Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah. 1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110 2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo helay 83