Golaha Guurtida Somaliland oo Si Adag uga Hadlay Muranka Siyaasadeed ee ka taagan Dalka

Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta doodo ka dhiibtay Muranka Siyaasadeed ee ka taagan Dalka iyo Xaaladda Guud ee dhinacyada Arrimaha Bulshada.