Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka soo Saaray Siyaasadda Xidhiidhka Soomaaliya

Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay Siyaasadda Arrimaha Dibadda, waxaanay si gaar ah dooddooda uga dhiibteen xidhiidhka siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.