Madaxweynaha Somaliland oo Ka Digay Faro-gelin Shisheeye oo ku timaadda Xisbiyada iyo Ururrada siyaasadda

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad-sannadeedkiiisa dastuuriga ah ka jeediyey Goleyaasha Baarlamaanka, ayaa soo jeediyey in feejignaan dheeraad ah laga yeesho faro-gelin dibadeed oo ku timaadda ururrada iyo xisbiyada siyaasadda ee dalka.