Shuruudaha laga doonayo murashaxiinta madaxweyne oo la shaaciyay (Akhriso)

Muqdisho (SM)– Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha laga rabo murashaxiinta xilka madaxweynaha ee doonaya inay tartamaan.