Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha hay’adda Tamarta ee Somaliland Axmed Aadan Cadarre, ayaa ku gacan-saydhay go’aan ay shalay soo saareen Golaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay inay kala direen guddigaas.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose