Tariikhda siyaasadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ay Haweeneey noqay Ku-Simaha-Madaxweynaha Soomaaliya.

Tariikhda siyaasadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ay Haweeneey noqay Ku-Simaha-Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 19-Ka June, Sanadka 2022-ka ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ah,
Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar , oo ah guddoomiye/Ku/xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka JFS, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay Madaxweyne JFS Xasan Sheekh Maxamuud, halka shalayna uu Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Madoobe uu safar dibadda u baxay.

Amina Mussa Wehelie