Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo Hortagay Golaha Wakiillada Somaliland iyo Warbixintii uu siiyey

Hargeysa (SM)- Wasiirka Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi Bidde, ayaa maanta Hortagay Golaha Wakiillada, waxaanu halkaas Warbixin ka siiyey hawlaha ay Qaranka u hayso Wasaaraddiisu.