Wasiirka Waxbarashada Somaliland Muxuu kala Kulmay Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo Warbixin Ka Dhagaystay?

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta hortagay Golaha Wakiillada oo uu u jeediyey warbixin ku saabsan hawl-qabadka Wasaaradda.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warbixintii Wasiirka iyo Su’aalihii ay Xildhibaannadu ka weydiiyey shaqada ay wasaaraddu u hayso Qaranka