Madaxweynaha Somaliland oo Guddi Wasiirro ah Magacaabay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Guddi Wasiirro ah u Magacaabay xaaladda biyo-la’aan ka jirta deegaamo ka tirsan dalka.