Maxaa Ku Cusbaa Hab-dhaqanka Madaxweynaha Somaliland Kula Ciiday Shacabka Hargeysa?

Maxaa Ku Cusbaa Hab-dhaqanka Madaxweynaha Somaliland Kula Ciiday Shacabka Hargeysa?

Madaxweynaha Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee Sabtida Saaka shacabka Hargeysa la oogay salaaddda Ciidda, waxaana jiray arrimo ku cusub hab-dhaqanka madaxweynuhu ku maamuuso inta badan inuu shacabka kala qayb-galo munaasibaddan oo kale.