Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada oo Kulan la yeeshay Wasiirka Deegaanka Somaliland

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Guuraaga Mmarwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta hortagtay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland.

Kulanka wasiirka iyo Guddiga oo ku qabsoomay Xarunta Golaha Wakiillada, waxa ay Marwo Shukri guddiga warbixin ka siiyey Hawlaha ay Wasaaradda Deegaanku u hayso Qaranka.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose