Kumuu ahaa Marxuum General Fadhi-Ku-Salaan oo Hargeysa Aas Qaran loogu Sameeyey?

Hargeysa (SM)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Allah ha u naxariistee Marxuum General Maxamed Jaamac Warsame (Fadhi-Ku-Salaan) oo Salaasadii shalay geeriyooday.