Maxay Ka Wada-hadleen Wasiir Sacad Cali Shire iyo Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose