Wasaaradda Tamarta Somaliland oo tabobaraysa Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland ayaa magaalada Hargeysa uga tabobar uga furtay hawl-wadeennada iyo masuuliyinta Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose